Guri gubtay oo lagu iibinayo lacag gaareysa 3-Milyan oo Dollar !!

Guri kuyaala dalka Canada ayaa soo jiitay indhaha Warbaahinta Caalamka ,kadib markii gurigan oo ku gubtay dab qabsaday Suuqa lasoo dhigay iyada oo lagu rabo lacag aan caadi aheyn. Gurigan oo gubtay sanadkii hore ayaa hada lasoo dhigay iibkiisa suuqa, waxaana gurigan lagu doonayaa lacag dhan C$3.9 oo lacagta Canada ah, una dhiganta $3 milyan oo … Continue reading Guri gubtay oo lagu iibinayo lacag gaareysa 3-Milyan oo Dollar !!